Kooxo hubeysan oo caawa dil ka geystay Magaalada Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Dabley hubeysan ayaa caawa suuqaas dil ugu geysatay nin shacab ahaa. Warka ayaa intaas ku daraya in ninka la dilay uu ka mid ahaa dhalinyarada ka xamaasha rarida gaadiidka dadweynaha ee isgoyska Bakaaraha. Dableyda hubeysan ayaa baxsatay markii ay dilkaas geysteen ka dib, … Continue reading Kooxo hubeysan oo caawa dil ka geystay Magaalada Muqdisho